Mediamaja somalin ja arabian kielellä

 

للشباب وذوي الاصول الاجنبيه

موطفين دو فن عالي + معدات  حديثه

ورشة عمل,  كورسات,  نادي  ,حفلات موسيقيه,  عروض

العاب,  تنطيم فعاليات وانشطه لشباب المهاجرين

وسائل العلام، والكتابه الابداعيه، انتاج الفيديو والرسوم المتحركه، و دروس الموسيقئ
تقع ميديا ميا في الطابق السفلي من مكتب كوفولا  تدير ميديا ميا ايضاً في المدارس والاحداث الثقافيه
 

*http://mediamajakouvola.blogspot.com

 

MEDIAMAJA AF SOOMAL

*waa  xaruntii caruurta iyo dhalinyarada

*shaqaalo xirfad leh + aaladooyin casri ah

*goob shaqo , koorsooyin , xaflado music ah, bandhigyo, games, iyo  waxqabadyo loogu talagalay dhalinyarada u soo guurtay dalka

*saxaafada, farshaxanka,sawirqaadida sameynta animationka iyo barida musiga

*mediamaja waxay ku taala dabaqa hoose  ee maktabada kouvola waxay kaloo gacan ka geysataa iskuulaadka iyo xafladooyinka dhaqanka

*http://mediamajakouvola.blogspot.com

 

Arviosi: Ei Keskiarvo: 1.7 (10 votes)